Menu Close

KHF Latest News

Hay’ada Khayriga ah ee Kalkaal_Hospital_Foundation waxay baaris iyo Talaalka Hepititis B si lacag la’aan ah ugu samesay Agoonta ku xaraysan

Hay’ada Khayriga ah ee Kalkaal_Hospital_Foundation waxay baaris iyo Talaalka Hepititis B si lacag la’aan ah ugu samesay Agoonta ku xaraysan Iskuulada  Axmed_Guray iyo Maxamuud_Xarbi , QaybahaMarkas_Al_salaam iyo #Daarul_Hudaa Ardey tiradoodu gaarayso 300, oo Agoon ah oo nasiib u yeeshay inay ka faa’iidaystaan Talaalka Qaybtiisa 1aad si lacag la’aan ah

Waxaana maamulka Kalkaal_Hospital_Foundation Balan qaaday in ardayda Agoonta ah ay u dhamaystiri doonaan qeybta Talaalka 2aad, 3aad ee Hepititis_B  

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *