Menu Close

KHF Latest News

Kalkaal Hospital Foundation Iyo Midowdga Ardayda Jamacada banaadir…..

Kalkaal Hospital Foundation iyo Midowga_Ardayda Jaamcada Banaadir 

ayaa si wada jir u qabtay Ololaha ka wacyigelinta bulshada halista cudurka #Macaanka. Waxay isku xilqaameen in bulshada loogu tago xarumaha degmooyinka,goobaha Shaqo iyo meelaha kale ee bulshada ku kulmaan.

[envira-gallery id=”3531″]

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *