Menu Close

KHF Latest News

Kalkaal Hospital Foundation….

#KalkaalHospitalFoundation waxay beri oo sabti ah bilaabi doontaa taabo gelinta ololaha #Faruurankabishimaha gaar ahaan #caruurta danyarta ah si lacag la’aan in ay qaliimo hagaajin ah loogu sameeyo.
waxaana fulin doono #KalkaalSpecialityHospital.
Fadlan la wadaag fariintaan dadka u baahan si ay uga faaiideestaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *